Madaxweyne cusub oo loo magacaabay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya

War goor dhow ka soo baxay golaha fulinta Dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya ayaa waxaa lagu sheegay iney madaxweyne cusub u magacaabeen maamulka Soomaalida Itoobiya. Go’aankan ayaa yimid ka dib kulan ay isugu yimaadeen oo ka dhacay magaalada Jigjiga. Madaxweynihii dowlad deegaanka Soomaalida Itoobiya Cabdi Maxamuud Cumar  ayaa la sheegay inuu is casilay ka dib rabshadaha … Continue reading Madaxweyne cusub oo loo magacaabay dowlad degaanka Soomaalida Itoobiya